Core include appears below:
Dadka reer Nigeria ayaa codkooda dhiibtay doorashadii guud ee Sabtidii. 18-musharax ayaa ku tartamaya xilka madaxweynaha, waxaana sidoo kale dadku ay u codeeyeen senatarada iyo xubnaha aqalka wakiilada. BBC-da ayaa adeegsanaysa xogta ay bixiso guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Nigeria (Inec) si loo tiriyo natiijada.
Si uu ugu guuleysto wareegga koowaad, musharraxa waa inuu helaa aqlabiyadda codadka iyo in ka badan 25% codadka saddex-meelood laba meel 36-ka gobol iyo caasimadda Federaalka (Abuja).
Last updated: 19/04/2023, 18:00:22 local time (GMT+1)
Natiijooyinka kama dambeysta

Xisbi | Kuraasta |
---|---|
Dhammaan Congress-ka horusocod | 59 |
Xisbiga dimuqraadiyadda dadka | 36 |
Xisbiga Shaqaalaha | 8 |
Kuwa kale | 4 |
Xisbiga Nayjeriyada Cusub ee Dadka | 2 |
Last updated: 19/04/2023, 18:00:22 local time (GMT+1)
Xisbi | Kuraasta |
---|---|
Dhammaan Congress-ka horusocod | 159 |
Xisbiga dimuqraadiyadda dadka | 104 |
Xisbiga Shaqaalaha | 35 |
Xisbiga Nayjeriyada Cusub ee Dadka | 18 |
Kuwa kale | 9 |
aan lagu dhawaaqin | 35 |
Naqshadeeyaal: Olaniyi Adebimpe iyo Millicent Wachira; Artitayaasha muuqaalka: Mayowa Alabi iyo George Wafula: Suxufiin xogta: Yusuf Akinpelu iyo Brian Osweta; Curiyeyaal; Boaz Ochieng, Marcos Gurgel, Ayu Widyaningsih Idjajaand iyo David Ayoola; Hogaanka Mashruuca: Dorothy Otieno.
...there we go.